Gudoomiyaha Aqalka sare oo War kulul kasoo saaray Go’aankii Xukuumada kasoo baxay

War Saxaafadeed goordhaw kasoo baxay xafiiska Gudoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa looga soo horjeestay go’aankii shalay Ra’isul Wasaare Rooble ku cadeeyay in doorashada si deg deg ah loo  bilaabayo. Gudoomiyaha Aqalka sare ayaa nasiib daro weyn ku tilmaamay in Xukuumada ku dhawaaqdo in dalku doorasho galayo iyada oon wax xal ah laga … Continue reading Gudoomiyaha Aqalka sare oo War kulul kasoo saaray Go’aankii Xukuumada kasoo baxay